
Mohamed Hassan
International Broadcaster at Voice of America (VOA)
Articles
-
1 week ago |
radiomuqdisho.so | Mohamed Hassan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Jenaraal Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar (Maddaale) oo muddo dheer kamid ahaa saraakiisha laf-dhabarta u ah ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
-
1 week ago |
radiomuqdisho.so | Mohamed Hassan
Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed oo uu weheliyo Ku-xigeenkiisa Mudane Ismaaciil Aadan ayaa maanta kulan shaqo-wadaag ah la qaatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Serbia Mr. Nikola Stojanoviฤ.
-
1 week ago |
radiomuqdisho.so | Mohamed Hassan
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Hadhimo-Sharafeed lagu Maamuusayey kaga qeyb-galay duleedka magaalada Ari-Caddeeya, oo 30, KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Laascaanood.
-
1 week ago |
radiomuqdisho.so | Mohamed Hassan
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Aw-Cali (Firdiye), ayaa dhagax dhigay Mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo gobolka Sool.
-
1 week ago |
medium.com | Mohamed Hassan
Lessons from Bridges, Breakthroughs, and Builders Who LastOver two decades of working with technology teams, Iâve observed something profound â and often painful: the quiet departure of exceptional engineers. Each exit feels like more than just a loss of talent; itâs the fading of a shared vision. A missed chance to build something extraordinary together. Itâs not just professional â itâs personal. This is a journey into the subtle, critical moments that employee surveys never capture.
Try JournoFinder For Free
Search and contact over 1M+ journalist profiles, browse 100M+ articles, and unlock powerful PR tools.
Start Your 7-Day Free Trial →