Mohamed Osman's profile photo

Mohamed Osman

Articles

  • Dec 31, 2024 | horseedmedia.net | Mohamed Osman

    Afhayeenka Xuutiyiinta Yemen, Mohammed Abdulsalam, ayaa sheegay in dalkiisa uu sii wadi doono is-difaacidda kaddib markii dhowr weerar uu Mareykanku la beegsaday xarumo ku yaalla caasimadda Sanca.

  • Dec 29, 2024 | horseedmedia.net | Mohamed Osman

    Wakaaladda wararka ee Suuriya ee SANA ayaa sheegtay in dowlada cusub ay “hawlgal ballaaran oo nadiifin ah ka wado” meel u dhow magaalada Latakia ee ku taal xeebta waqooyi-galbeed ee Suuriya. Hawlgalkan ka socda deegaanka ay ku xooganaayeen taageerayaasha al-Assad ee Calawiyiinta – ayaa yimid iyada oo ay soo baxayaan warar sheegaya in ay is abaabulayaan haraadiga maleeshiyaadkii Assad”, SANA ayaa ku sheegtay qoraal lala wadaagay baraha bulshada.

  • Dec 1, 2024 | horseedmedia.net | Mohamed Osman

    In response to the growing threat of ISIS in north-eastern Somalia, Puntland President Said Abdullahi Deni has unveiled a comprehensive counter-terrorism strategy aimed at dismantling the militant group’s presence in the region. Following his re-election in January, Deni has prioritized the formation of a unified front to combat ISIS’s expanding operations in the mountainous districts of the Bari region, particularly in the Almiskaad and Almadow mountains.

  • Nov 30, 2024 | horseedmedia.net | Mohamed Osman

    Taariikhda ururada argagixisada ee ku sugan buuraha nolosha qalafsan ka jirto ee istaraatiijiga ah ee  dhaca Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ka soo bilaamata sanadkii  2006-dii, markaas oo wadaad reer Boosaaso ahaa oo lagu magacaabi jirey Sheekh Maxamed Siciid Attam uu galay buuraha Galgala ee Cal Madow, isaga oo halkaas ku ururiyey dhalinyaro JIHAAD doon ah, isla sanadkaas 2006 waa markii Maxaakiimtii Islaamiga ay la wareegeen Muqdisho iyo qaybo kamid ah koonfurta dalka.

  • Nov 29, 2024 | horseedmedia.net | Mohamed Osman

    Kooxaha hubeysan ee dagaalka kula jira ciidamada Nidaamka Bashaar Al-Asad ee Suuriya ayaa gaaray meel 1km u jirta xaafadaha bannaanka ee magaalada Xalab Khamiistii, sida ay sheegeen ilo maxalli ah. Iska horimaadka ayaa horaantii Arbacada ka bilowday baadiyaha galbeed ee gobolka Xalab. Kooxaha hubeysan ayaa la wareegay guud ahaan 56 tuulo iyo goobo ka tirsan gobollada Xalab iyo Idlib.

Contact details

Socials & Sites

Try JournoFinder For Free

Search and contact over 1M+ journalist profiles, browse 100M+ articles, and unlock powerful PR tools.

Start Your 7-Day Free Trial →