
Mohamed Ibrahim
Health Reporter at Sahan Journal
reporter @SahanJournal covering health | previously @MinnPost @AP, @mndailynews alum
Articles
-
4 days ago |
sahanjournal.com | Katelyn Vue |Hibah Ansari |Mohamed Ibrahim |Monika Pronczuk
The new travel ban impacts people from Somalia, Eritrea, Myanmar, Laos, Afghanistan, and other countries. Join Sahan Journal for a live conversation, with expert panelists who can answer your questions.
-
6 days ago |
raxanreeb.com | Mohamed Ibrahim
Washington (Raxanreeb Online) Saraakiil Iran ah ayaa sheegaya in jawaabta Iran ay ka bixinayso weerarka Mareykanka ee saaka laga sugayo Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee |RAN Ayatulahi Cali Khumeyni, oo xariirkiisa ay dad yar hayaan, lana sugayo jawaabta. Warbaahinta Iran ayaa sheegaya in kulan gaar ah ay leeyihiin saraakiisha guddiga Amniga Qaranka, oo ay uga wada hadlayaan jawaabta Mareykanka, xili Ilaalada kacaanka ay sheegeen in hadafka 1aad yahay saldhigyada Mareykanka ee Barriga dhexe.
-
6 days ago |
raxanreeb.com | Mohamed Ibrahim
Aadan Yabaal ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay howlgallo culus oo xalay laga fuliyay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo ahaa duqeymo diyaaradeed ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal, waxaana lagu burburiyay labo xarumood oo kooxda Al-shabaab ay ku adeegsan jireen diyaarinta gaadiidka dagaalka iyo kaydka hubka.
-
6 days ago |
raxanreeb.com | Mohamed Ibrahim
Istanbul ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaasoo maanta ka furmay magaalada Istanbul, Turkiga.
-
1 week ago |
raxanreeb.com | Mohamed Ibrahim
Try JournoFinder For Free
Search and contact over 1M+ journalist profiles, browse 100M+ articles, and unlock powerful PR tools.
Start Your 7-Day Free Trial →Coverage map
X (formerly Twitter)
- Followers
- 1K
- Tweets
- 942
- DMs Open
- Yes

RT @SahanJournal: Feds arrest Feeding Our Future suspect at MSP Airport en route to Dubai. By @JoeyPeters https://t.co/7BWLgcezNg

RT @JoeyPeters: Some DFL lawmakers are protesting outside the press conference. https://t.co/O5nHwdmPcx

RT @SahanJournal: Minneapolis health commissioner talks goals, possible cuts under Trump administration By @Mohamed1brah1m https://t.co/…